Ku baro Luuqada Fransiska mudo gaaban, adigo gurigaaga jooga, Bilow ila dhex dhexaad A1-B1
Ku baro Afka Somaliga Sharciga wadooyinka (Code de la rout) qaab online ah.
Samaynta CV & Lettre de motivation, iyo talo qaabka shaqooyinka loo radsado.
Waa goob kaa caawinaysa bilowga noloshaada Faransiiska.
Si aad ula qabsato nolosha dalka aad ku nooshahay, waxaa muhiim ah inaad barato luuqadda, diyaariso rugsadda wadista baaburta, barato xirfad, kadibna hesho shaqo kugu habboon.
AdeegaBulshada wuxuu ku garab istaagayaa talaabo talaabo.
