Gabi ahaan adeegyada aan bixino waa qaab Online ah
Adeegyada aan bixino waxay ku saleysan yihiin qaab Online ah, si aad u hesho adeegyo tayo sare leh oo ku habboon baahiyahaaga. Waxaan bixinaa casharro luuqadeed, sharciga wadooyinka, samaynta CV, iyo turjumaad, dhammaan qiimo jaban. Fadlan akhri faahfaahinta adeegyada iyo qiimaha, kadibna is diwaan geli adigoo noo soo diraya email. Waxaan ku soo jawaabi doonaa muddo 3 maalmood gudahood ah. Ha ka waaban inaad nala soo xiriirto si aad u hesho adeegyo dheeraad ah oo tayo leh!
30€ Bishi
30€ Bishi
20€
30€
30€ / Wixi saacad ka yar
40€
