Adeegyada aan bixino

Gabi ahaan adeegyada aan bixino waa qaab Online ah

Qimaaha adeegyada aan bixino

Adeegyada aan bixino waxay ku saleysan yihiin qaab Online ah, si aad u hesho adeegyo tayo sare leh oo ku habboon baahiyahaaga. Waxaan bixinaa casharro luuqadeed, sharciga wadooyinka, samaynta CV, iyo turjumaad, dhammaan qiimo jaban. Fadlan akhri faahfaahinta adeegyada iyo qiimaha, kadibna is diwaan geli adigoo noo soo diraya email. Waxaan ku soo jawaabi doonaa muddo 3 maalmood gudahood ah. Ha ka waaban inaad nala soo xiriirto si aad u hesho adeegyo dheeraad ah oo tayo leh!

Luuqada (Cours de français)

30€ Bishi

Sharciga wadooyinka (Code de la route)

30€ Bishi

Samayanta CV

20€

Xaraynta guriga iyo WXL

30€

Turjumaad

30€ / Wixi saacad ka yar

Adeegyada kale

40€

Nagala soo xidhidh: contact@somaliservice.com​

Somali Service

Baro luuqada

Code de la route

Samaynta cv

shaqo raadinta

falcelinta ardayda

Noté 5 sur 5
“AdeegaBulshada m’a aidé à apprendre le français, préparer le code de la route et comprendre comment chercher un travail en France. Les explications sont simples et adaptées. On se sent vraiment accompagné.”
Khadra F
Noté 5 sur 5
“J’ai appris le code de la route pas à pas et amélioré mon français. L’accompagnement pour la recherche d’emploi m’a donné confiance et m’a aidé à mieux comprendre les démarches. Je recommande SomaliService.com sans hésiter."
Fayza M
Noté 5 sur 5
"SomaliService m’a aidé pour le CV et la recherche d’emploi. J’ai appris à faire un CV efficace et comment postuler en France. Grâce à leur soutien, j’ai trouvé un travail. Un service très utile."
Ayaanle D